Kobciye waa iskaashato soomaaliyeed oo loo wada siman yahay oo ay wada leeyihiin isirka Soomaaliyeed oo idil. Waxaana la aasaasay bishii Juun, 2016. Kobciye waa iskaashato maalgalineysa sáp soo saarka gayiga soomaaliyeed. Iskaashatada Kobciye sápaa sal u ah todoba qodob oo ay iskaashatooyinka caalamka oo dhan ku dhisanyihiin. Waxeyna kala yihiin
1. Isxilqaannimo iyo kamid ahaansho furan mar kasta.
2. Maamulkeeda oo ay xubnaheedu soo Dooranayaan.
3. Dhaqaale siman oo laysku darsado.