(Anh)
Người Somalia (Somali: Soomaalida) là một nhóm dân tộc thuộc các dân tộc Cushitic sống ở vùng Sừng châu Phi. [47] Phần lớn người Somalia nói tiếng Somalia, một phần của nhánh Cushitic thuộc gia đình Afroasiatic (trước đây là Hamito-Semitic) [48]. Họ chủ yếu là người Hồi giáo Sunni. [49] Số dân tộc Somalia khoảng 28-30 triệu và chủ yếu tập trung ở Somalia (khoảng 15 triệu), [5] Ethiopia (8,5 triệu), [6] Kenya (2,4 Lời3 triệu), [3] [7] và Djibouti (534.000 ).[4] Người di cư Somalia cũng được tìm thấy ở một số khu vực của Trung Đông, Bắc Mỹ, Tây Âu, khu vực Great Great Lakes, Nam Phi và Châu Đại Dương.
(Soomaaliga)
Soomaali (Af-Ingiriis: người Somalia; waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya Soomaaliya; waana Dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, Dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah afafka Kushiitiga Farace
Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD. Dadka Soomaaliyeed waxa ay wadaagaan hal af, dhaqan iyo diin. Waa hal reer laakiin waxa ay u kala qeybsamaan jufooyin hoose.