Tử vi
-------------------------
Adeega diktoor waa adeeg casri ah oo bulshada ka caawinaaya iney si fudud u balansadaan cvditaalkii ama dhakhtarkii ay rabaaan.
Habka là diiwaan gelinta
----------------------------------------
Macmiilka wuu là diiwaan gelinayaa isaga oo adeegsanaaya teleefoon lambarkiisa.
Habka uu ushaqeeyo adeega diktoor:
-------------------------------------------------- ---------
1. Macmiilku marka uu là diiwaan geliyo kadib wuxuu bogga koobaad ka dooranayaa Kiếm balanso dhakhtar.
2. Macmiilku kadib waxa uu dooranaya isbitaalka uu rabo inuu lambar kajarto.
3. Macmiilku wuxuu sii dooranaya qeybta uu isbitaalka ka rabo.
4. Macmiilku wuxuu dooranayaa dhakhtarka uu rabo inuu balansado.
5. Macmiilku waxa uu akhrisanayaa xogta dhakhtarka uu rabo inuu balansado.
6. Macmiilku wuxuu buuxinayaa foomka xogta asaasiga ah ee looga baahanyahay bukaan kasta.
7. Macmiilku wuxuu galinayaa lambarka uu rabo inuu lacagta ka baxsho.
8. Macmiilku waxa uu bixinayaa lacagta lambarka dhakhtarka.
9. Macmiilka waxaa u soo dhacaya fariin ay ku xusanyihiin isbitaalka, dhakhtarka iyo xilliga uu balansaday iyo serial lambar ugaara bukaanka.
10. Lễ tân-ka isbitaalka waxaa u dhici doona fariin ay ku xusanyihiin warbixinta bukaanaka oo idil iyo serial lambarka goonida u ah bukaanka.
11. Bukaanku markuu isbitaalka tago waa la Phê duyệt garey doona waxaana u dhici doona fariin cadeyneysa inuu helay kaarki uu dhakhtarka ku sugi lahaa u dhimantahayna kaliya inuu dh