ứng dụng ani waa kushaqeeya android mobiles ka 4.4 iyo kuwa kasiwaawen intaba
Hadii aad ogalaato shuruudahan waxaad fasax u helaysaa trong ứng dụng aad adeegsato kan adigoo racaya xeerar ka iyo shuruudaha uyaala.
RAAC XEERARKAN
1) Xuquuqda oodhan waxa leh MJS
2) Waa trong aad isdiiwaan galisaa
3) Uma adegsan kartid sáp kabaxsan xeer ka
4) Hadii aadan dugsiga kamid aheenn xaq uma lihid fadlan kajog
5) Waa trong aad ilaalisaa xeerarka odhan
Mahad Waxay U Sugnatay Allaah Intaa Kadib Dugsiga Macalim Jaamac Wuxuu Markasta Dadaal Aan Kala Go Nott Notteyn Ku Bixiyaa Kor U Qaadista Ardayda Wax Ka Barata Iyo Hormarka Ubadka Soomaaliyed.
Ứng dụng Kani Waa Yar Oo Kuu Suura Galinaya Trong Aad Waxbadan Kala Socoto Arimaha Dugsiga Sida:
Wacyi Gilinta Iyo Kor Uqadista Ardayda
Ogeysiisyada Iyo Wargilinada Dugsiga
Natiijooyin Ka Imtixaanaad Ka
Ciyaaraha Iyo Musaabaqooyin Ka Kale
Fasaxada Iyo Warbixinada Deg Dega
Ứng dụng Kani Waa Ku Shaqeya Điện thoại di động Ka Nuuca Andriod Ka Ah, Chương trình Waana Loogu Tala Galay Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Mogadishu Somalia Ee ku Yaala Degmada Xamarweyne.
Boggan Waxaan Ku Tilmamaynaa Isticmaalayaasha Ở Lagu Ogeysiiyo Booqdeyaasha Wixii Ku Saabsan Qab Adeegsiga, Ama Isticmaalka, Iyo Xaqq U Lahaanshaha Shakhsi
Ứng dụng Kan Waa Mid Lacag La Aan Ah Adeegsan Karana Cid Kasta Oo Ay Quseeso Gaar Ahaan Dhamaan Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Iyo Waalidiintooda, Waxadna Ka Heli Kartaan Paly Store Ka Si Free Ah.
QAABKA U SHAQYO
1) Waxaad ka soo rogan kartan ama aad ka soo tải garen kartan chơi cửa hàng li lacag la aan ah
2) Arday kasta wuxuu xaq u yeelan doonaa ID u gaar ah si uu u arko natiijadiisa
3) Waxad kala socon kartaan warbixinada sida ogeysiisyada iwm.
MAHADNAQ
Ugudanben waxan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan maamulka macalimiinta iyo waliba ardayda wax ka barata dugsiga macalim jaamac
Waxana idin rajeynaynaa mustaqbal ifaya, hormone, nabad, caafimaad, iyo guul insha allaah
Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Macalim Jaamac