Macalinku wuxu ku qaadi karaa tham dựanciga ardada, sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka.
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale, natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.
Application-kaan waxaa Develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
1- AALA-YAASIR App
2- Madal isku keeneysa ardayda, macalimiinta, iyo waalidka
3- Jtech (Jamhuriya Technology Solutions)