Macalinku wuxu ku qaadi karaa tham dựanciga ardada, sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka.
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale, natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi.
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.
Application-kaan waxaa developmente gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
1- Faahim Academy App
2- Madal isku keeneysa ardayda, macalimiinta, iyo waalidka
3- Ardayga wuxu natijadisa iyo attendance-gisa kala socona telephone-kisa
4. Macalinka wxuu attendance ka qada telephone-kiisa
5- Walidka wxuu lasocona xogta ardaygiisa oo dhamestrian
6- Dark and Light Theme,
7- Notification Feature
8- User can choose how to display his data
9-Jtech (Jamhuriya Technology Solutions)