Macalinku wuxu ku qaadi karaa Attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa, xuduurkiisa, lacag bixntiisa, jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka.
Application-kaan waxaa phát triển gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
1- Dugsiga Macalin Shaacir App
2- Madal isku keeneysa ardayda, macalimiinta, iyo waalidka
3- Ardayga wuxu natijadisa iyo attendance-gisa kala socona telephone-kisa
4. Macalinka wxuu attendance ka qada telephone-kiisa
5- Walidka wxuu lasocona xogta ardaygiisa oo dhamestrian
6- Dark and Light Theme,
7- Notification Feature
8- User can choose how to display his data
9-Jtech (Jamhuriya Technology Solutions)