Warar, Ciyaaro, Maqal iyo Muuqaal Xul ah, oo aay soo gudbin doonaan wargaysyada iyo tv-yada ugu caansan gayiga somalida.
Casri News, wuxuu ku sahlayaa inaad ka bogato wararkii ugu dambeeyay ee gayiga somalida iyo caalamka oo Dhan, waxaa sidoo cải xoăn aad kaga Bogan kartaa wararka cayaariha oo daqiiqad Kasta cập nhật ah, waxaad si toos ah u dhagaysan kartaa idacadaha Af-somaliga ku baxa kuwooda ugu caansan, SIDA BBC / VOA, waxa intaa ku dheer TV-yada ama warbahinta muqaalka ah ee ee somalida youtube, waxa sidoo cải xoăn Mê-sa ka marnayn SUUGAANTI iyo HIDAHA iyo DHAQANKA soomalida, oo aad abwaan iyo fanaankasta ka helayso qaybta suugaanta ee CASRI News.
Tính năng, đặc điểm:
* Adigoo idaacad dhagaysanaya misana aqriso waraka
* Suugaanta oo kayd kugu ah appka dhexdiisa misana ka buuxinayn Muga telka.
* Inaad raadin karto TV Kasta ama shaqsi ama warbixin Kasta ee YOUTUBE kujirta adigoo kabixin CASRI TIN TỨC APP.
* Inaad sugaanta ama idaacadaha aad koontroli karto lockscreen ama tai nghe ka telka,
* Casri Tin tức waxa kugu Dhan macluumaad Kasta oo aad UGA baahan lahayd internet-ka.
* Ugu dambayn waa APP aad ufudud markastana aanu ka shaqayn doono kobcintiisa iyo casriyayntiisa.
Fadlan la soo dag oo Inoo soo sheg barnamijk / warbaahin aad ku xirantahay ama aad là leedahay waan ku soo kordhin kartaa.
fikirkaagu waa muhiim fadlan Inoo soo sheeg waxa uu uqalmo appkan 1 xidig ilaa 5 xidig hadba sidaad u aragto, MAHADSANID.
* CẬP NHẬT MỚI CHO NGƯỜI SỬ DỤNG máy tính bảng Android *
Warar, Ciyaaro, Maqal iyo Muuqaal Xul ah, oo aay soo gudbin doonaan wargaysyada iyo tv-yada ugu caansan gayiga somalida.