Ứng dụng kan waxaa loogu tala galay oo kaliya ardada dhigata dugsiga DarulHijra oo ah dugsiga vòi dhexe iyo sare. ardada waxa ay appkan kala socon karan howlaha dugsiga oo idil sida natijada imtixanka, dhaqdhaqaaqa lacag bixinta iyo in kalo badan
appkan wa app ay isticmaali karan dhamaan ardada dhigata Dugsiga hose dhexe iyo sare ee Darulhijra, sido kale ardada waxaa ay kala soconkaran appkan howlaha iyo adeegyada ay dugsiga u hayso ardada sida Natiijada imtixanka, dhaqdhaqaaqa lacag bixinta iyo in kalo badan