APP kan waxa loogu Talagalay oo kalliya ardada dhigata Sahal trường oo kala ah kuwa dhigta dugsiga hoose dhexe iyo wiliba sare.
SAHAL SCHOOLS app waa applicaation oo ay ardada kala socon karaan dhaqdhaqaaqa howl malmeedkoda sida natiijooyinka imtixaanka, dhaqdhaqaaqa maliyadeed ee ardayga iyo in badan oo kamid ah howlaha dugsiga Sahal Schoools