Ku Xisaabi inta talaabo oo aad socotay.
Ka dhigo saaxiibka ku dhiirigaliyo dhanka jimicsiga iyo socdaalka.
* Lasoco misaankaaga inta kago'da iyo inta ku darsanta, kuna qor Appka.
* Lasoco inta kiilo mitir (Km) eed socotay
Isticmaalka Talaabo Xisaabiye, aad iyo aad ayay u fududahay. Hadaba soshubo oo arag