Trường dành cho người lớn wa ứng dụng logu tala galay inuu u fududeeyo ardada iyo walidiintaba in ay la socdaan adeega iyo howlaha uu dugsida người lớn u haayo ardada dhigata
Adult school app wa app u fududeenaayo ardada dhigata dugsiga adult in ay kala socon karan howlaha uu dugsiga u haayo sida helida natiijada imtixaanka iyo waliba dhaqdhaqqaqa lacag bixinta