adeegan waxa isticmali kara oo kaliya ardada dhigata dugsiga Tabuuk Trường tiểu học và trung học
appkan waxa isticmali kara oo kaliya ardada dhigata school ka Tabuuk ee magalada mugdishu, ardada waxa ay appkan kaheli karan dhaman howlaha schoolka ardada u haayo sida natiijada imtixaanka iyo wiliba lasocodka dhaqdhaqaaqa lacag bixinta