Chương trình Appka Jaamacadaha waa Bilaash (Miễn phí) ah fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada.
Qeybta Jaamacadaha
Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan, warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Vision, Mission, về iyo Meelaha jaamacada lagala soo xiriiri karo.
Sidoo kale jaamacadaha waxay soo gelin karaan muaqaal guud oo kusaaban karaan muuqaal guud oo kusaabsan jaamaca ama muuqaal loo
Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida Học bổng toàn phần iyo Giảm giá.
Jaamacadaha waxay ardaydooda ku ogeysiin karaan ama ugugudin karan Dhacdooyinka, Lacag bixinta, Seminaarada iyo Xafladaha iyadoo Thông báo ahaan uu si fudud ugu gaaramama
Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appka Jaamacada ay leedahay ama trong Appka Jaamacadaha ay u istcmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka.
Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay uga faa Khănideysan karaan Appkaan, una soo gashan karaan xogaha jaamacada, sidoo kalana ula socon karaan Ardaya
Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha
Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen, kana f wideideen sidoo kalana waxay kuusoo
Sidoo kale ardayda waxay ka heli karaan Su Sựaalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.
Ardayda Jaamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan hay Khănadaha, Shirkadaha ama jaamacadaha kale.
Qeybta Ardayda
Ardayda ama waalidiinta iyo guud ahaan bulshada inteeda kale waxay si fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaltiyada, Fursadaha waxbar
Ardayda kan
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Talooyin ku Saabsan Doorashada Fakaltiyada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha
Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga, Uganda, Bangaldesh, Malasia, Pakistaan, Ruushka iyo Wadamo kale.
Waxaa si toos ah ugula sheekeysan kartaa Whatsappka Jaamacada
Waaxd fariin toos ah ugu diri kartaa Jaamacada