Học viện iM252, waa shirkad u taagan baahi-tirka waxbarashada ee bulsha weynta ku hadasha afka Soomaaliga.
Barnaamijkan iM252 Học viện waxa aad ka heli kartaa casharro aad ku baranayso goobta iyo goorta aad joogto adigoo adeegsanaya telefoonkaaga ama Computer-kaaga.
casharadan oo u badan muuqaallo, waxaa duubay macallimiin loo xulay in ay bulshada wax baraan, awood iyo aqoonna u leh in ay ardadooda si wanaagsan wax u baraan.
Waxyaabaha aad barnaamijkan ka heleyso waxaa ka mid ah:
- Waxa aad ka heli kartaa guud ahaan koorsooyinka iM252 Academy.
- Waxa aad xulan kartaa koorsada aad doonto.
- Waxa aad iska diiwaeachin koorsada aad daneyneyso.
- Waxa aad ka daawan kartaa casharrada koorsada aad iibsato.
- Waxa aad faallo ka bixin kartaa casharka aad doonto ama su'aal ayaad ka weydiin kartaa macallinka ama ardada.
- Waxa aad imtixaan ka gali kartaa isla barnaamijkan.
- Waxa aad qiimeyn ka bixin kartaa koorsada aad baratay si ardada kaa dambeysa u ogaadaan tayada koorsada iyo waxa ay ka fili karaan.
- Waxa aad keydsan kartaa koorsooyinka aad ka hesho ee aad jeceshahay in aad dib ka barato.
- Iyo waxyaabo cải xoăn oo badan.
Hadda degso barnaamijka Học viện iM252, oo sáp ku baro goobta aad joogto.
Version-kan waa kii ugu dambeeyey, waxaa ku cusub:
- Waad iska diiwaangelin kartaa
- Koorsooyin ayaad ka iibsan kartaa
- Casharrada ayaad ka geli kartaa
- Imtixaan ayaad ka geli kartaa
- Natiijada imtixaanka ayaad arki kartaa
- Iyo waxyaabo kale oo badan.