shuruDhise waa app yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuuratofircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.
shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:
- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.
- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.
- Aaway ?: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.
- Kee badan: dooro midka ugu badan.
shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100% keento dhamaantood.
INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.
☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay