Waxaa Ku jiro Abkaan 4 Jus oo Quraanka oo Tafsiir Ah
Sida loo là ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo kheerka oow ka tagay
u soo duceeye shiikha.Abkaan waxaa kuu habeeyay
Cabdi cali mật
Waa Mahadsantihiin