Học viện kỹ thuật số waxaad ka baran kartaa maadoooyinka cilmiga ah sida Các môn khoa học, CNTT, Y tế, Kế toán iyo WLM
1. Dhameystirka Xogta Ardayda Dugsiga Sare.
2. Notification soo dhacaya marka cashar lasoo upload gareeyo.
3. Ku biirista Fasal cusub adigoo isku dhiganay 2 Fasal.
4. Fariin kuusoo dhaceyso xilliga Is diiwangelinta SMS Integration
5. Waxaa lagusoo kordhiyay kontrool-ka cashar dhageysiga.
6. Email-kaaga ayaad si fudud uga dooran kartaa marka aad cusub tahay.
7. Waxaa lagusoo kordhiyay Qeybaha Imtixaanaadka iyo Maaliyada oo howl kusocota.