Abkaan Waxaa Ku Jiro Subac Quraan Afar Jalaad
oo dhameystiran ee dhageysi fiican
Sida loo là ticmaalo abkaan markii
aad subaca agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid
Subaca Quraanka waxaa noo Aqriyay Wadaado joogo Sood afrika
Kheer ilaah Ha Siiyo iyo Ajar Dhamantood
U soo Duceeya Wadaadada Qeerkeey soo Duubeen
Anakana Kuwii kheerka dhageysto insha alaah
intaas ka bacdi Waxaa Soo habeeyay Abkaan Cabdi cali (Mật)
Waa Mahadsantihiin
Dadaal badan ayaan kubaxshay si aan u soo gudbiyo
Waa Mhadsantihin