Abkaan Waxaa Ku Jiro 3 Sadax jus oo tafsiirka quraanka
Sida loo là ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo kheerka oow ka tagay
u soo duceeye shiikha.
intaas ka bacdi Dadaal badan ayaan
kubaxshay si aan u soo gudbiyo.
Waa Mahadsantiin