Abkaan Waxaa Ku Jiro 3 sadax jus oo quraanka tafsiir ah.
Sida loo là ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo Usoo Duceeya Shiikha
kheerka oow ka tagay
waxa abkan Ku habeyay cabdi cali mật
waa mahadsantihin